Ahlu Sunna oo dooneysa in Ra’isul Wasaare ka noqoto Dowlad Goboleedka Galmudug

Guddoomiyaha guud ee kooxda Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarah, ayaa wareysi uu bixiyay kaga hadlay arimo dhoor ah ay kamid yihiin dagaalkii ay la galeen Galmudug iyo wadahadalo la filayo in ay dhacaan. Macalin Maxamuud ayaa sheegay in dadaalo la sameeyay ay keentay in ay ka baxaan magaalada Guriceel oo ay … Continue reading Ahlu Sunna oo dooneysa in Ra’isul Wasaare ka noqoto Dowlad Goboleedka Galmudug